Madaxweynaha Oo Tacsi U Diraya Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Maxamed Macaash

0
1506

 

Tacsi

                                                                                                                                                          01/08/2011

1.   Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

2.   Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

3.   Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase )

4.   Maareeyaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada, Marwo Aamina Maxamuud Diiriye

5.   Agaasimaha Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

6.   Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL, Maxamed Xasan Xirsi

7.   Madaxa Xafiiska Siyaada iyo Golayaasha ee Madaxtooyada JSL, Mudane Bashiir Cabdi Xariir

8.   Agaasimaha Maamuuska iyo Xafladaha Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Saqadhi iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada JSL,

 

waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida naxdinta leh ee ku timid Abtigii ISMAACIIL MAXAMED MACAASH oo ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeisa 01/08/2011.

 

 Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Dhamaan Asxaabtii uu ka geeriyootayna samir iyo Iiman ka siiyo.

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA LILLAAHI RAAJUCUUN