Madaxweynaha Kililka Shannaad Oo Isbedel Ku Sameeyay Xukuumadiisa

0
643

Picture4Jigjiga(Geeska)-Madaxweynaha maamulka Somalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa  isku shaandheeyay Golihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan,  ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen Golaha wasiirada  DDS oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDSI. Halkan ka akhriso Isku shaandhaynta Xukuumada iyo Magacaabida Cusub ee Xukuumada hoos ka akhriso Liiska.

1-C/risaaq saxane oo hore u ahaa Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga wuxuu noqday Komishineerka Booliska DDSI

2-C/wahaab Rashiid oo ahaa Maareeyaha Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka wuxuu noqday Maareeyaha Kuliyada Cabdulmajiid(TTC)

3-Cabdi Xuseen(Sonkor) oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeele Wuxuu noqday wasiirka Cadaalada 4-Guleed Aw Cali oo ahaa Maareeyaha Xafiiska Naqshada iyo Dabagalka Biyaha wuxuu noqday kuxigeenka Beeraha

5-Yaasiin Cumar oo ahaa kuxigeenka Dakhliga kuxigeenka Beeraha

6-Maxamed Cabdi Xasan(Dhoodhe) oo Hore u ahaan jiray Gudoomiyaha Degmada wardheer wuxuu noqday kuxigeenka Hogaanka N/galyada iyo Cadaalada

7-Cumar Siyaad oo ahaa Wasiirka Dakhliga wuxuu noqday Maareeyaha Wakaalada Naqshada iyo Dabagalka Biyaha

8-Maxamed Cabdi Mawsar oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Nogob wuxuu Noqday Gudiga Dabagalka Xafiiska Madaxwaynaha

9-Cabdi Geedi oo ahaa Gud Deg Jigjiga wuxuu noqday maareeyaha Wakaalada Dakhliga

10-C/casiis maxamed cumar oo ahaa madaxa Maaliyada deg raaso wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

11-c/fataax sheekh cali caafi oo ahaa madaxa dabagalka Xafiiska maamulka wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

12-Mudane Wacay xasan oo ahaa Hormuudka Kuliyada TTC waxaa loo bedelay kuxigeenka TTC Qaybta Academic

13-ilyaas abiib oo ahaa kuxigeenka hormuudka TTC wuxuu noqday kuxigeenka TTC Dhinaca mmaamulka Maaliyada

14-maxamed Ibraahin C/laahi Dabagalka Maamulka kuxigeenka N/galyada iyo Cadaalada

15-Guleed Muxumed hore u ahaa kuxigeenka waxbarashada kuxigeenka wakaalada Dhismaha arimaha biyaha

16- axmed maxamed shukri lataliyaha madaxa arimaha xidhiidhka dadwaynaha kuxigeenka waxabarashada

17-Bashiir axmed aadan waxa la geeyay Madaxa Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka

18-Irshaad Cali Nuur agaasinka Wakaalada cabashooyinka kuxigeenka cadaalada

19-Inj.Subeer C/lahi axmed Proces owner maamulka madaxa Wakaalada Iibka iyo Dhismaha Adeega Gaarka ah

20-Amiin Daahir Dabagalka Maamulka lataliyaha wakaalada Warbaahinta

21-c/kuus c/laahi saleebaan kuxigeenka lataliyaha madaxwaynaha Xidhiidhka dadwaynaha

22-cali ugaas cabdi kuxigeenka wakaalada dakhliga wuxuu noqday kuxigeenka iskaashatooyinka

23-faarax jaamac yuusuf Gud Deg afdheer kuxigeenk

24-C/risaaq Dayib Kuxigeenka Xeerilaalinta wuxuu noqday kuxigeenka wakaalada

Dhismaha Gudoomiyayasha Gobolada La Magacaabay:-

1-Maxamuud xaaji cumar oo ahaa Gud Deg Iimay Galbeed wuxuunoqday gudoomiyaha Gobolka shabeele

2-Maxamed axmed Badhcun oo ahaa Gud Deg dh/buur wuxuu noqday Gud Gobolka Afdheer

3-cabdi Cali Mataan(Cabdi ganay) oo ahaa Gud Deg awaare wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Nogob