Liiska Ciyaartooyada Lakala Iibsiday Muddadii Uu Suuqa Kala Iibsigu Furnaa

Published on Aug 07 2017 // Ciyaaro

Suuqa kala iibsiga ciyaartooyada ayaa maraya meeshii ugu saraysay, waxaana kooxuhu u kala horaynayaan ama u kala tartamayaan saxeexa ama iibka xidigo muuq iyo magac ku leh saaxada kubadda cagta. Haddaba waxaanu halkn idiinku soo koobnay liiska ciyaartoyda ugu muhiimsan ee ay kooxaha yurub ilaa hadda lasoo wareegeen iyo waliba lacagta ay koox kastaaba ka soo bixisay Heshiiskooda. Waxa uu liisku ka soo bilaamayaa Magaca ciyaartooyada, Kooxda ay ka tageen iyo kooxda ay ku biireen iyo Lacagta lakala siistay.

Kelechi Iheancho | Man City → Leicester | £25 Milyan Gini, Neymar Jr | Barcelona → Psg | £200 Milyan Gini, Nemanja Matic | Chelsea → Manchester United | £40 Milyan Gini, Federico Bernardeschi | Fiorentina → Juventus | €40 Milyan Gini, Mikel Merino | Dortmund → Newcastle | Amaah, Javier ‘Chicharito’ Hernandez | Bayer Leverkusen → West Ham | £16 Milyan Gini, Benjamin Mendy |As Monaco →  Manchester City | £52 Milyan Gini, Danilo | Real Madrid → Manchester City | £26.5 Milyan Gini, Alvaro Morata | Real Madrid → Chelsea | £70 Milyan Gini, Andrew Robertson | Hull City → Liverpool | £8milyan Gini, Leonardo Bonucci | Juventus → Ac Milan | €42 Milyan Gini, Mattia De Sciglio | Ac Milan → Juventus | €12 Milyan Gini, Wojciech Szczesny | Arsenal → Juventus | €12.2 Milyan Gini, Joe Hart | Manchester City → West Ham | Amaah, Lucas Leiva | Liverpool → Lazio | £5 Milyan Gini, Tiemoue Bakayoko | Monaco → Chelsea | £40 Milyan Gini, Nelson Semedo | Benfica→ Barcelona | €30 Milyan Gini + €5 Dheraad Ah, Kyle Walker | Tottenham → Man City | £45 Milyan Gini + £5 Dheeraad Ah, Dani Ceballos | Real Betis → Real Madrid | €18 Milyan Gini, Douglas Costa | Bayern Munich → Juventus | €6 Million (Amaah) + €40 Milyan Gini Ayay Ku Iibsan Kartaa, Gerard Deulofeu | Everton → Barcelona | €12 Milyan Gini, Dani Alves | Juventus → Paris Saint-Germain | Bilaash Ama Si Xor Ah, Adnan Januzaj | Manchester United → Real Sociedad | €11 Milyan Gini, James Rodriguez | Real Madrid → Bayern Munich | Amaah Laba Sano Ah  €40 Gini Ayay Ku Iibsan Kartaa, Romelu Lukaku | Everton → Manchester United | £75 Milyan Gini, Ruben Neves | Porto → Wolves | £16 Milyan Gini. Antonio Rudiger | Roma To Chelsea | £34 Milyan Gini. Wayne Rooney | Manchester United → Everton | Bilaash Ama Si Xor Ah. Alexandre Lacazette | Lyon → Arsenal | £52 Milyan Gini, Theo Hernandez | Atletico Madrid → Real Madrid | €26 Milyan Gini. Pepe | Real Madrid → Besiktas | Bilaash Ama Si Xor Ah.. Michael Keane | Burnley → Everton | £30 Milyan Gini..Hakan Calhanoglu | Bayer Leverk– Usen → Ac Milan | €25 Milyan Gini, -Bertrand Traore | Chelsea → Lyon | €10 Milyan Gini. Sandro Ramirez | Malaga → Everton | £5.3 Milyan Gini. John Terry | Chelsea → Aston Villa | Bilaash Ama Si Xor Ah. -Nathan Ake | Chelsea → Bournemouth | £20 Milyan Gini. Mohamed Salah | Roma → Liverpool | £36 Milyan Gini. Davy Klaassen | Ajax → Everton | €27 Milyan Gini., Jordan Pickford | Sunderland → Everton | £25 Milyan Gini. Victor Lindelof | Benfica → Manchester United | £40 Milyan Gini, Corentin Tolisso | Lyon → Bayern Munich | €41.5 Milyan Gini, Bruma | Galatasaray → Rb Leipzig | €12.5 Milyan Gini, Andre Silva | Porto → Ac Milan | €38 Milyan Gini, Serge Gnabry | Werder Bremen → Bayern Munich | €8 Milyan Gini, Ederson | Benfica → Manchester City | £35 Milyan Gini, Klaas-Jan Huntelaar | Schalke → Ajax | Bilaash Ama Si Xor Ah.,Sead Kolasinac | Schalke → Arsenal | Bilaash Ama Si Xor Ah, Asmir Begovic | Chelsea → Bournemouth | £10 Milyan Gini, Juan Cuadrado | Chelsea → Juventus | £17 Million, Dominic Solanke | Chelsea → Liverpool | Magdhaw Ayay Maxkamadi Ku Go’aamin Doontaa. Pablo Zabaleta | Manchester City → West Ham | Bilaash Ama Si Xor Ah, Bernardo Silva | Monaco → Manchester City | £43 Milyan Gini, Ricardo Rodriguez | Wolfsburg → Ac Milan | €17 Milyan Gini, Maximilian Philipp | Freiburg → Borussia Dortmund | Lama Shaacin Lacagta iyo Franck Kessie | Atalanta → Ac Milan | Lama Shaacin Lacagta.

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!