Khilaafka UCID Ka Dhextaagan Oo U Eg Mid La Hagaayo

7
1128

 

Dhamaan dadka reer somaliland Ramadaan kariim ilaahay khayrkeeda ha ina siiyo bisha barakaysan ee Ramadaan  hadii aan u dego dulicda ciwaanka ee ah khilaafka ucid oo jiitamay oo u muuqda sida  la xaqiijiyey mid daah dabadiis laga hagaayo iyadoo la doonayo in la wiiqo midnimada xisbiga ee ahayd mid ku daysho mudan

Hadba  goorma ayaa la taabtay falaagada ka  hortimid Gudoomiyaha xisbiga ucid  mudane Faysal Ali Hussein oo ah badbaadiyaha  somaliland  hadii la taabtay badbaadiyhii Somaliland yaa badbaadin doona marka duufaan siyaasadeed ku kaco siiraayo beri hadba yaa bilaabay khalkhalka ku yimid xisbiga ucid waxaa xaqiiqa marag ma doonta ah in xukuumada siiraayo ka danbayso oo ay soo basbaasaysay waqaf iyo ciro iyada oo ka dhigaytay jarjartii loogu dhuuman lahaa ucid
nimankan yaa mashahuur ka dhigay oo reer somaliland baray waa gudoomiye Faysal Ali Hussein waxay somaalidu ku maahmaahdaa nin waraabe rabaystay riyuhuu ka cunaa ragii Faysal barbaariyey ayaa maanta laga dhigtay baasuuke  lagu qarxiyo  siiranyo adeegsado isaga oo kaleh dan gaar  ah 

Hadab hadii ucid la taataabtay siiraanyo madaxweyne  ma ahaan doonaa hadii xaaldu xumaato ha ogaado in kurisgiisa iyo ka faysal ay isku xidhan yahiin Hargeysan aanu taxtaashi karin
tolo ku socota canaasiirta la adeegsaday waxaan leeyahay in uun wax iskula hadha oo xishooda hadii damiir leedahiin
xaga xukoomada masuuliyad iyo cadaalad ayaa la idinku doortay ee in wax dumisaan la idiima igman ucida caafimaadka qabta waxaa leeyahay ha daalin ee socodka kordhiya

GUDOOMIYAHA USA ee xisbiga ucid
Ali YuSUF Qalib

Comments are closed.