Hambalyo Sanad Guurada 8aad Ee Wargayska Geeska

0
884

Picture1Waxaan si wayan hambalyo ugu dirayaa  bahwaynta wargayska geeska iyo dhamaan akhristayaasha wargayaska meel kasto ay joogaan sanad guurada 8aad e aasaska wargayaska geeska

Sidaaso kale maamaulka ,tafatirayaasha iyo wakiilada gudaha iyo dibadaba waxa aan u qirayaa :

Inay guteen masuuliyadii dhex dhexaadnimo ee warbaahinta (mass media)laga rabo

Wargaysku wuxuu si xaqiiqa wax uga sheegaa waxiyaalaha jira isga oo iska dhawra waxa tuhun keeni kara

Wargaysku wuxuu muujiyay inuu macalin u yahay bulshada soomaalilad

Iyo xukumada soomaliland toosin .tilmaan siin dhismo ah (iyo hogo tusaalayan)

Waxana waligay ilaawayn oo ka mida xusuustaan u hayo wargayska tusaalayntii edabta lahayad ee ay u soo jeediyeen madaxwaynha j.somaalilan m.axmed maxamed maxamuud aadan ee ku saabsanayd waxqabadkii maadaxwaynaha south Africa nelson Mandela oo ku saabsanayd inu ka tago taarikhdaas oo kale madaxwaynaheenu

Hambalyo…hambalyo….hambalyo : geedigeenu hore ha u socdo insha allah

Qore: Xasan Suudi Xirsi      

Siyaasi Madax Banaan