GUUGUULE IYO MAANTA

0
1104

22Madaxweynuhu taloow miyaanu la socon sicir bararka dalka ka jira iyo xaaladda dhaqaale ee soo waajahday umadda uu hoggaamiyaha u yahay. Maanta oo kale waa maalintii uu

madaxweynuhu umadda la hadli lahaa ee uu sicir bararkana go’aamo hoggaamiye ka soo saari lahaa.