GUUGUULE IYO MAANTA

56
4016

Nimankan Faranjiga ah ama beesha caalamka qolooyinka loo yaqaanaa waa dad shido badan. Dawladii Rayaale waxay odhan jireen wuxuu leeyahay koox muqarabiin ah ama Kitchen Cabinet waxa loo yaqaano, Siilaanyo waxay u bixiyeen “Dawlad qoys”. Mujaahidkana magac ayay sheeg-sheegayeene  aniga layga maqli maayee bal idinku soo baadha. Waxa kaloon idin weydiiyay odayaashii baanka loo dhiibay miyaad maqasheen iyagii ayaa iska bilaabay oo isku jiq ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here