GUUGUULE IYO MAANTA

65
3299

Waxaan idin weydiiyay maxay xukuumadu ka daawanaysaa qiimahan shidaalka ee samada ku sii socda iyo shidaal yaraantan dalka ka taagan. Anigu waxaan ku talin lahaa malaha shirkadii Total ee aynu khaatiyaanka ka istaagnay oo aynu maamulka haamaha ku soo celino ayaaba sidan inoo dhaanta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here