GUUGUULE IYO MAANTA

50
3019

Horta khudbada odayga ee maalinta qaranimada anigu maalin hore ayaan dadka qora uga sii digay, laakiin may qaadan waanadaas oo xataa odayaashii siyaasiyiinta ahaa ee xalay madaxtooyada joogayna way ila arkeen oo iyaguna xalay mujaahidka runta ayay u sheegeen. Waa muhiim in la kala saaro khudbadaha qaran iyo kuwa ololaha. Ramadaan Mubaarak ayaan idin leeyahay dadkaygoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here