GUUGUULE IYO MAANTA

Published on May 16 2018 // Warar

Anigu maanta waxaan bogaadinayaa oo keliya ciidamada qaranka ee xuduudaha inoo jooga. Siyaasiyiinteenu iyagoo Hargeysa jooga ayay ku murmayaan maalintii xorriyadda, raggaasina waxaas dabaylo iyo dhaxan dhacaya ayay weliba difaac ku jiraan. Hambalyo ayaan leeyahay ciidamada oo dhan, si gaar ah ciidamada qaranka.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!