GUUGUULE IYO MAANTA

51
2958

Waxaan idin weydiiyay ma inagoo Hargeysa iyo Burco iskaga qayilayna ayay dadkeenii isku dilayaan Ceel-afweyn oo uu maalin walba dhiigoodu daadanayaa. Waar xukuumad iyo shacaba taasi inaga socon maysee aynu u gurmano umadeena oo runtana u kala sheegno. Maanta oo kale waxaan xasuustaa Alle haw naxariistee guurtidii uu Sheekh Ibraahim horkici jiray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here