GUUGUULE IYO MAANTA

25
2582

Nimankan la yidhi khudbada madaxweynaha ee 18 May ayay qorayaan waxaan kula talin lahaa inaanay khudbada odayga kaga badin dagaal ayaan qaadayaa iyo hebel waanu is dilnay oo waanu is haynaa. Waxa kaloon odhan lahaa wada hadaladan aynu Soomaaliya kula jirnay iyadana yaanay ku mashquulin ee hala yimaadaan khudbad aragti dheer ka turjumaysa sidii ina Cigaal.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here