GUUGUULE IYO MAANTA

28
2751

Xaaladan aynu maanta ku jirno iyo kuwa inagu soo socdaba  markaad eegto, xukuumadda Muuse waxa ka maqan laba nin midkood. Siyaasi hal baarkeed ka halacsan kara siyaasadda gobalka Geeska Afrika ama Diblomaasi dubaalad dheer. Labadaas midkoodna kama dhex  muuqdo xukuumadeena. Waar mujaahidka haloo sheego inaanu ku deg degin inuu albaabada si fudud u xidho, Albaab la furo mooyee, albaabna lama xidho. Hadda albaabada aan ka hadlayaa maaha kuwa ay dawladda hoose la baxdo markay cashuurta urursanayso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here