GUUGUULE IYO MAANTA

38
3009

Waxaan maqlay qoladii Qaramada Midoobay ee inala joogtay xafiisyo badan oo hay’adeed ayay Muqdisho u rareen ee miyaad maqasheen idinku. Taloow arrinkaasna ma waxaynu nidhaahnaa Muuse ma oga mise wadaadkan qorshaynta inoo jooga ayaan warba hayn. Waar arrinkaas hooy yaan la dhayalsanba imikaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here