GUUGUULE IYO MAANTA

26
3141

Madaxweynaha waxaan kula talin lahaa inuu mar labaad ku noqdo khaanada uu ka soo saaray xukuumadiisa oo uu shacabka horkeeno wejiyaal ay ku qancaan, inagana dhaafo kulamadan uu ugu qayshanayo mucaaradkiisa. Cabdiraxmaan-Cirro isna waxaan u soo jeedin lahaa inuu xisbigiisii dib ugu noqdo oo uu baadho sababtii guuldarada keentay, iskana daayo mindi-mindi ku taagta. Xaaji Faysal Calina isaga la kaftami maayo maanta oo maalin kale ayaan u dhiganayaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here