GUUGUULE IYO MAANTA

50
3193

Guddigan la yidhi sicir bararka ayay la dagaalamayaan, qiimo dhicii lacagtana way dawaynayaan taloow habeenba ma waxay ku riyoodaan ayay inoola yimaadaan nimanku go’aamo iyo amaro badanaa. Wuxuun  baa aniga ii muuqata nimankaas oo intay dhinac walba inaga mareen sidii dabayl xagaaga hadana aan xal helin, oo ay dabadeed shacabku ku leeyihiin xikmadii macalin Gaariye ee ahayd

Haddaad caqli leeday

   Intaad cilmi-baadho,

   Car suuqa madoobi

   Cidduu yahay soo hel!

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here