GUUGUULE IYO MAANTA

28
2859

Anigu; mooyi inaan keli ku ahaye weli Mujaahidka madaxweynaha inoo ah kama hayo ragii baandhayn lahaa badweyntan diblomaasiyadeed ee aynu dhex dabaalanayno. Markaad doonayso inaad ka hortagto dagaal diblomaasiyadeed oo lagugu hayo waxa lagaga jawaabaa dagaal diblomaasiyadeed oo garbo siman ah laakiin meel keliya yoolka laguma hayo. Xulashada kooxda hawlgalka fulinaysaana waaba qodobka ugu muhiimsan. haw naxariistee macalinkii Timacade ayaa laga hayaa “Anuun baa damqanayee dhaguhu uma daloolaan”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here