GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 14 2018 // Warar

Nimankii Imaaraadka Carabtu hadday masaafuriyeen odaygii arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsanaa oo ay ninkii Trump ku qanciyeen inuu caydhiyo dee inagana Farmaajo iyo yarkan Khayrlaawe ha inaga farsameeyaan oo weliba nin aan ogahay oo aanan sheegayna ha raaciyaan.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!