GUUGUULE IYO MAANTA

0
879

Faraqa u dhexeeya Baarlamaanka Somaliland iyo Baarlamaanka Soomaaliya ma idiin sheegaa. Baarlamaanka Somaliland waxa mushaharkiisa bixisa dawladda Somaliland, waana cashuurta ay shacabku bixiyaan. Baarlamaanka Somaliya waxa mushaharkiisa bixiya dawlado shisheeye oo Qaramada Midoobay u soo mariya. Laakiin gari Alle ayay taqaanaaye Faysal Cali Waraabe waxaan la qabaa in baarlamaanka Somaliland yahay mid fadhiid ah.