GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 07 2018 // Warar

Waaryaadheheen macaa qaadkii aynu iskaga qayilaynay ayaaba la inagaga bedelanayaa xidhiidh dawladeed, waad arki doontaane Miiroogaas Kenyana imika ayay Walaweyntu ku qaylin doonaan sidoodii markaasaynu inaguna difaaci doonaa. Waar nimanku wax walba  markay inoo quudhi waayaan inaguna dee waynu difaacaynaa wixii inoo yimaadaba.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!