GUUGUULE IYO MAANTA

22
2404

Imaaraadka Carabta iyo shirkadda DP world malaha may fahmi waayin doontan ay Ina Biixi hadiyada ugu keeneen inay tii hore ee ay Siilaanyo siiyeen xafiiska taalo hadday manaafacaad leedahay; ee halkaas waxa ku jirta in la akhriyo labada layn dhexdooda waayo dawladuhu luuqado badan ayay ku wada hadlaan. Anigu siyaasadda iyo diblomaasiyadda Sheekh baan u leeyahay oo waa Cawil Cali Ducaale ee isagaan ula noqonayaa inuu fartaas ii fahmo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here