GUUGUULE IYO MAANTA

36
2976

Horta anigu siyaasi ma ihi, laakiin waxaan akhriyaa hadhkooda iyo waxay u jeedaan markay hadlayaan. Markaas waxaan siyaasiyiinta Somaliland leeyahay dardaarankii uu Obama ka tagay ee ahaa “Waar shacabkiina ha kala qaybinina xilliga ololaha, haddii aad kala qaybisaan waxa idinku adkaan doonta inaad dib u midaysaan ood dabadeed xukuntaan.” Siyaasiyiinta Somaliland waxaan leeyahay waa inaad ka kortaan kala qaybinta dadkiina.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here