GUUGUULE IYO MAANTA

28
2969


Waxaan idin weydiiyay ma idinku jirtaa cid aragtay warbixinta amni ee uu Maraykanku soo saaray. Sannadkan inaga ayaabay diiradda ina saareenee taloow maxay inagu arkeen nimanku. Xukuumadeenu uma muuqato inay warkaas haysee bal warbixinta nimankaas dhug haw yeelato oo aad ha u akhrido intay inagu mashquulinayso wax aanay sakaaro ka biiqsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here