GUUGUULE IYO MAANTA

32
3586


Waxaan maqlay inay Qaramada Midoobay baadhayso lacag ay tidhi shacabka Somaliland ayaa laga dhacay oo waxa ka dhacay dad xilal xukuumadeed qabtay oo waxaanu daba soconaa dalalka ay dhigteen oo ay Jordan u sokayso. Waar nimanku wanaagsanaa ayaan dabadeed idhi, bal intaasuun ha inoo soo celiyaan oo dabadeed baankeena ha inoogu soo shubaan jiilaalka ayaaba lagaga bixi lahaaye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here