GUUGUULE IYO MAANTA

50
3923


Biyahaas xumbo-weyne laga keenayay anigu beri hore ayaan sheegay oo waxaan idhi Siilaanyo Hargeysa oo biyo la’ ayuu yimid iyadoo biyo la’na wuu ka tagayaa ee bal aynu Mujaahidka eegno. Laakiin dee Alle ayaa ina dilaye anigu waxaan odhan lahaa haddii daacad la yahay baadhis haloo diro mashruucaas oo ciddii dambigaas leh dusheeda hala saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here