GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 08 2018 // Warar


Guddigii uu madaxweynuhu u saaray sicir bararka iyo go’aamadii ay soo saareenba waxay u eekaadeen kuwii Axmed-siilaanyo, dabadeed iyaga laftoodii intay shakiyeen ayay wacdi la soo fadhiisteen warbaahinta. Waar wasiiradoow, laba bilood ka dib waa la arki doonaa in go’aanadiinu daawo noqdaan iyo inay nooga sii daraan oo dabadeed naanayso la idiin bixiyo.

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!