GUUGUULE IYO MAANTA

30
4205

Wasiirka keliya ee aan isleeyahay waxa loo dhiibay wasaaradii uu ku haboonaa waa wasiirka caafimaadka. Haddii aanay balaayo kale isna duufsan waa inuuu inoo jeexo  siyaasad caafimaad oo toobiye haysata. Waxa kaloon maanta idin weydiinayaa horta ma u baahanahay goleyaal deegaan iyo Doorashadoodan kharashka badani inagaga baxo? mise waxaynu baahi u qabnaa maayar keliya oo aynu la xisaabtano.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here