GUUGUULE IYO MAANTA

0
1108

Axmed-siilaanyo wuxuu talada qabtay Hargeysa oo ka cabanaysa biyo la’aan, waxaanu 7 sanandood ka dib tagay iyadoo ay biyo la’aantii sii siyaaday. Madaxweynaheena mujaahidka ah oo reer Hargeysa ahna bal aynu eegno inuu caasimada ka saaro haraadka oo uu noqdo madaxweyne reer Hargeysa u dhaammiya iyo in kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here