GUUGUULE IYO MAANTA

0
3480

Waxa la yidhi wasiiradii Siilaanyo qaar baa wershada roodhida samaystay oo ganacsato u dalacay.  Intaas waxaan ku darayaa dawladaheenu colaadaha beelaha dhex mara xal uma heli karaan inta ay sidii shacabka baaqyo nabadeed dirayaan. Waaba dawlad’e maxaa u diiday inay sutida u qabato oo xididada u siibto dadka fitno wadayaasha ah ee dadka walaalaha isku dilaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here