GUUGUULE IYO MAANTA

0
4346

Hadalkii Wasiirkeena warfaafinta ee u muuqda qunyar socodka, anigu waxba ku darsan maayo oo dad badan ayaa ka hadlay, waxaanse leeyahay “Wasiiroow, orodka fagaxda ah yarayso oo dhugo hadalkii Abwaan Dalaayad.

“Dhaaxuu mid goolaaftamay oo goofay noo yimiye

Adiguna guclada waad yarayn gooshkan dabadii”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here