GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jan 14 2018 // Warar

Talow waa tan oo madaxweyne Biixi sidii kiniinka laba laba inoo sii xukuumaddiisii cusbayd ee, ma ka xulasho iyo ka baarandegis dheer baa, mise waa ka dad la’aan oo sidii nin laga sheeegayey ayaa uu dalkaba ka la’ yahay cid uu aamino.

Markaan degdegsadaba, waxa aan idhaahdaa,

“Ha dedejin xaajiga, waa intaas oo uu idinka baandhaynayaa eelkii uu ka tegey ayaxii hortii dalka diirtay e”

 

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!