GUUGUULE IYO MAANTA

29
2812

Horta Marxuum Cigaal saw kamuu dhiman gurigiisii Hargeysa oo bilaa jiingad ah. Dee haa oo waa kii inagu yidhi siyaasadda guri ayaa loo iibiyaa ee guryo lagama dhisto. Intaas maanta dhaafi maayo, waxaanse ku darayaa halka laga raadinayo xalka sicir bararka iyo qiimo dhaca lacagteenu maaha daawadii ee raggoow dhako kale keena taasi nimankii hore ayay ka socon weydee.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here