GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jan 07 2018 // Warar

Anigu hawadaas waan garanayay in Mujaahidka lagu wanjalayo oo maalintii uu Farmaajo mishiinada shid-shidayay ayaan fartaas fahmay. Waxaan intaas raacinayaa, safarkan Jabuuti bal aynu eegno inuu sidii raggii hore socdaalka madaxweynuhu  noqdo sii socod iyo soo noqod iyo inuu noqdo mid midho dhala oo ugu yaraan ay Jabuuti joojiso kala dhawaysashada Hargeysa iyo Xamar.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!