GUUGUULE IYO MAANTA

45
5496

Bal waxan ina haysta eegga. Weli qaar baa toddoba sannadood ka dib ku shaqaysanaya kaadhkii Axmed-siilaanyo oo hadba hudheel yar isku urursanaya. Nimankaas wasiirada hore iyo yarkan ay tallo bideenba waxaan leeyahay adeer nin geedi geli jiray looma galo, waxaan uga socdaa Ina Biixi haku habsaamina shirar goolaaftan ah iyo guri la isku urursado xilal lagagama helayee danihiina raacda oo dadka dhinac ka raaca haddii kale waa la idin xisaabin,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here