GUUGUULE IYO MAANTA

26
3073

Waxa la yidhi wasiirkii iyo wasiir-xigeenkii dib u dejintu waxay raadinayaan cid ay xilka ku wareejiyaan oo xilna lagama qaadin, wasaaradoodina lama raacin wasaarad kale, dabadeedna sidii ayay u shaqo tagaan subax walba. Dalku weli wuxuu ku jiraa xaalad kala guur ah, waxaanan nimankaas xilka sii haya leeyahay adeer hadday lilaahi idinka tahay xil wareejintu oo aanay dacaayad idinka ahayn ordoo hantidhawraha xilka ku wareejiya, ilayn wasaaradaheenu distoori maaha oo marna waa la sameeyaa marna waa la baabi’iyaaye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here