GUUGUULE IYO MAANTA

0
1246

Laba toddobaad gudahood waxaynu ka raysanay wasiiradii hudheelada magaalada dhex fadhiyay uun iyo wasiiradii beelahooda uun la shirayay. Go’aankaasiba waa go’aan lagu farxee, Muuse Biixi intaas ha ugala sii dhawaado waa halkii Xaaji Cabdi’e oo nimankii hore ee dalka baadhayna ugu yaraan su’aalo ha weydiiyaan guddiyada la dagaalanka musuqu oo ha yidhaahdaan adeer hantida intan leeg halkeed ka keentay, ilayn haddii kale kuwan cusubina wax iska caadi ah ayay xatooyada moodi doonaane.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here