GUUGUULE IYO MAANTA

0
1193

Ragganimada iyo hoggaamintu waxay ku jirtaa qirashada iyo inay wax waliba cadaadaan. Waxay ahayd in Madaxweyne Siilaanyo iyo wasiirkiisii awooda badnaa ee uu adeerka u ahaa ay banaanka soo dhigaan daynta uu madaxweynuhu ku wareejiyay madaxweynaha cusub. Haddii kale shacabku ma khaldana markay leeyihiin madaxweynuhu 50 milyan oo dollar oo dayn ah ayuu ku wareejiyay madaxweynaha cusub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here