GUUGUULE IYO MAANTA

29
3162

Horta xukuumadii u horaysay ee Siilaanyo ee 2010 way ka muuqaal iyo kalsooni badnayd xukuumaddan Muuse ee uu imika dalka u dhisay. Laakiin Muusena wuxuu kaga wanaagsanyahay amarada cad cad iyo hantida wasiirada ee la diiwaangelinayo si aan dalka loo boobin. Nin waliba meel buu ku roonyahay, laakiin waxa toddobaad gudihii ina daayay hebleeyo ayaa hebel magacowday iyo wasiir hebel ayaa wata wasiir hebel.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here