GUUGUULE IYO MAANTA

0
1040

Madaxweynihii aynu dooranay wuxuu inoo dhisay xukuumad isaganaa go’aanka leh oo soo xushay wasiiradiisa. Waxyaabihii ay dadku khaatiyaanka ka istaageena waxa koow ka ahaa wasiir magacaaba wasiir kale, haddana markuu Mujaahid Muuse go’aankiisii wax ku xushay ayay dadkii dhurmayaan. Adeer dalkii madaxweyne adag oo go’aan leh ayuu yeeshee samra oo hadduu daalimiintii dalka boobay ina dhaafiyay halala shaqeeyo odayga, haddii kale mid ay dad kale wax magacaabaan ayaanu idiinku ducayn doonaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here