GUUGUULE IYO MAANTA

40
3443

Waxa la  yidhi nimankii wasiiradii Siilaanyo iyo kuwo xildhibaano ah oo madaxtooyada moodaya madaxtooyadii hore ee ciyaalku iska geli jireen ayaa shalay kadinka laga soo celiyay. Adeer shaqooyinkiinii qabsada ayaa la yidhi maxaad ka doonaysaan madaxtooyada. Kuyee odaygaanu soo salaamaynaa….nin waliba wuxuu qaban yaqaanaa loo soo qadimayaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here