GUUGUULE IYO MAANTA

33
4081

Waxaad moodaa inaanu dalkuba lahayn madaxweyne, ka hor doorashadan, shacabkiiba waxay raadinayaan muxuu madaxweynaha la doortay Muuse Biixi yidhi iyo hadal qiimo leh ayuu jeediyay. Waar dalka iyo dadkuba way adkaysteen 7 sannadood oo uu marna Xirsi wasiiro inoo magacaabayay marna Maxamuud Xaashi iyo Cali Mareexaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here