GUUGUULE IYO MAANTA

0
1167


Madaxweynaha la doorto waxa sugaya caqabado badan. Ugu horayn dad iyo dal siyaasad ahaan kala qaybsan ayuu la wareegayaa oo weliba kala fogaaday, dhaqaale liita ayuu la wareegayaa nidaam dawladeed oo la curyaamiyayna uu weheliyo. Waar aniga aragtidayda ninkaasi duco mooyee dagaal siyaasadeed uma baahna ina ragoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here