GUUGUULE IYO MAANTA

37
4110

Odaygii Zimbabwe mudada dheer haystay ee Robert Mugabe waa taas  hadh-cad qol yar lagu xidhay isaga iyo islaantii jarka uga talaabsatayba. Keligii taliye wuxuu socdo oo uu noolaadaba maalin ayuun baa la qabtaa oo ay awoodda shacabku shaqaysaa meel ay ka timaadaba.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here