GUUGUULE IYO MAANTA

31
4195

Isniinta beri waxa loo dareerayaa doorashadii madaxtooyada. Haddaba, dadkayga waxaan leeyahay “Doobir…doobir duufaanka doorashada.” waar hooy maalmihii ololaha iyo ficiltanku wuu dhammaaday ee gacana ku codeeya, gacana ammaanka ku ilaaliya. Doorashadani waxay iib gaynaysaa qaddiyadda Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here