GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Nov 08 2017 // Warar

Doorashadii  waxa ka hadhay maalmo kooban ninkii Alle gaadhsiiyo. Sidaas darteed horta dadkayga waxaan leeyahay nabad ku codeeya oo ku doorta ninka aad  taageersantahay,

taageerayashan buuqa inagu wareeriyayna waxaan leeyahay ninkii kaadhka codaynta haysta ayuun baa maalintaas wax u tartaya murashaxa uu u sacabo tumayo.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!