GUUGUULE IYO MAANTA

29
3192

Waxaan idin weydiiyay ciddan kaadhadhkii cod bixiyayaasha dhallinyarada iyo maatada ka urursanaysa ee haweenka lacagta sita soo diratay taloow waa kooxdee. Waar dadka waxaan leeyahay kaadhadhkiina ha iska iibinina ee adkaysta oo haddii aad wax kale garan weydaan sannad walba ninka sharaxan aad kaga ridataan xoogay’e door keliya yaan la idinka khiyaamayn. Komishankuna waa inuu arrintan baadhaa oo wax ka qabtaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here