GUUGUULE IYO MAANTA

0
1915

Nin Sheekh ah ayaa yidhi Shalay salaadii subax markaan tukadaan dib u yara dhakoolay. Waxaan ku riyooday saddexda murrashax midkood oo la waaninayo lana leeyahay waad dedaashee waa calaf ee hambalye ninka la doortay. Wadaadkani wuxuu yidhi macaa doorashadu maalintay dhacayso lama socdee taloow maxaa riyadaas I hor keenay.