GUUGUULE IYO MAANTA

0
1165

Maxamuud Xaashi mid waan ku raacsanahay midna waan ku diidanahay. Mid waan ku raacsanahay oo dalka inaan qabiil iyo reero lagu maamulin waa fikir wanaagsan, laakiin kuma raacsani in adeerkii Axmed uu wareejinayo dal iyo dad midaysan. Dal iyo dad midaysan ninkii wareejiyay waa Rayaale.