GUUGUULE IYO MAANTA

0
924

Dalkii ingiriis wakaa u soo tafa xaytay ee doonaya inuu kormeero doorashadeena soo socota ee, waa inaan guntiga dhiisha isaga dhignaa sidii ay inoogu dhici lahayd si caddaalada. Intaa waxa ii raaca, Waddadii halku dhigga u ahayd horumarka Siilaanyo wataa istaagtaye, si aanay u reebin maah-maah ah ‘Xirsi kama danbayn’ waa in dib loo bilaabaa.