GUUGUULE IYO MAANTA

0
813

Anigu doodda agaasime Cabdikariim xinif waday oo waday oo waxa aan qaladka dhacay dhaafin waayey qasriga madaxtooyada.

Guddoomiye Sharmaarke waxa uu dooddiisa diidmada anshax marinta u cuskaday warqadda Madaxweynaha. Agaasime Xinnifna waxa uu dooddiisa is difaaca ah u cuskaday warqadda madaxweynaha.

Waar doorashadu may maanta innaga dhacdo, mar uun xummadu dhan ha inoo dhaafto ee.